Thursday, February 16, 2017

ABAARAHA IYO IIB LA'AANTA

Dadka xoola dhaqatada ah ee somaliya waxaa iskugu darsamey abaaro baabi iyay inta badan xoolihii ay dhaqanayeen iyo iib laan inta yar ee ay haystaan, kadib markii ay dowladda sacuudigu joojisay xoolihii loo iibgayn jiray dalkooda, halkaas oo ay dadka somalida ahi kaheli jireen, iibka ugu badan xoolahooda.
Taas ayaan umuuqata mid kukeeni karta dadka somalia inay xoolahoodu isku duldhamaadaan, madaama aysan haysan waxay badarka lasiiyo xoolaha.


No comments:

Post a Comment